Dhimashada dhulgariirkii ku dhuftay Afghanistan oo gaartay kun ruux (Sawirro)

Waxaa soo kordhaya dhimashada Dhulgariir xooggan oo ku dhuftay miyiga, gobolka buuralayda ah ee bariga Afqaanistaan, halkaas geeridu ay gaartay 1,000 qof, halka 1,500 kalena ay ku dhaawacmeen. Waa mid ka mid ah dhulgariiradii ugu dhimashada badnaa ee tobanaan sano ka dhaca dalkaas, sida ay sheegtay wakaaladda wararka ee dawladdu. Saraakiishu waxay ka digeen in … Continue reading Dhimashada dhulgariirkii ku dhuftay Afghanistan oo gaartay kun ruux (Sawirro)